Mareykanka oo War kasoo saaray Weerar ay ka fuliyeen Deegaanka Huleey

War kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu faah faahiyay weerar dhinaca cirka ah oo diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka ka fuliyeen deegaanka Huleey oo katirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Mareykanka ayaa sheegay duqeyntan oo dhacday 12-kii bishan in ay ku dileen labo dagaalyahan oo katiran ururka Al Shabaab, waxaana qoraalka Mareykanka lagu sheegay in … Continue reading Mareykanka oo War kasoo saaray Weerar ay ka fuliyeen Deegaanka Huleey